Qeexid
"Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin."
Qeexid Xigta
Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.
"Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin."
Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.
Wadaag:
(f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid.
(f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn.
(f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid.
Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.
f.g1
Wadaag:
Qof, dhaandhaan ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax meel ka gudbin.
(f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin.
(f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin. 4. (f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin. 5. (f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Budo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku beddelasho.
f.lg3
-saday, -satay
Wadaag: