Qeexid
"(-fray, -fartay; -fri) Habeen dhan soo jeedid (cid)."
"(-fray, -fartay; -fri) Habeen dhan soo jeedid (cid)."
Wadaag:
Habeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka.
m.dh
Wadaag:
Soo jeed habeennimo.
(-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro.
ld dhafrid.
m.l
Wadaag:
Geed gaab laamo dhuudhuuban oo miro hurdi ah macaan oo la cuno leh.
m.l
Wadaag:
Wax dhafar hayo ahaansho (qof).
Wax dhafar lagu xiray ahaansho (awr).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Budo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.
m.l
Wadaag:
Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid.
Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (xis.) Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay.
m.dh
Wadaag:
Cid inay dhafarto ku kalifid.
Xarig dhafar ah awr ku dhejin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel ka socdaalid.
Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.
f.mg1
Wadaag:
Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin.
Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Meesha godan ee u dhexeysa isha iyo dhegta dadka.
m.l
Wadaag: