Qeexid
D. ah: waxyaabo badan, kala nooc ah oo isku jira.
D. ah: waxyaabo badan, kala nooc ah oo isku jira.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid.
Qeexid Xigta: Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-fay -ftay) U dh.: hor iyo gadaal u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin.
Qeexid Xigta: Is dh.: wax isku dhafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaafdhaafi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaafdhaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Habeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: Wax la dhafay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-fray, -fartay; -fri) Habeen dhan soo jeedid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid inay dhafarto ku kalifid.
Qeexid Xigta: Xarig dhafar ah awr ku dhejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-fmay, -fantay; -fmi) Wax la dhafay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Soo jeed habeennimo.
Qeexid Xigta: (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro.
Qeexid Kale: ld dhafrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Is dh.: wax la dhaafdhaafiyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin.
Qeexid Xigta: Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhafan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Budo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhafaag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Meesha godan ee u dhexeysa isha iyo dhegta dadka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld dhafar1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]