Qeexid

"Khayaano."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhagar oo kali ah:
  • Rasuulku (SCW) markuu arrintaa maqlay, khudbad ayuu u jeediyey muslimiintii, wuxuuna ku yidhi "dhagarta iyo khiyaamada ay qureysh idinku waddo waxaa ka daran tan aad idinka dhexdiinna isku waddaan (Aws iyo Khasraj)".
  • Wasiirka arimaha gudaha C/llaahi Ismaaciil Cirro ayaa sheegay in booliisku ay adegsadeen rasaas markii kooxo hubeysan ay shacabka dhexdiisa kasoo tuureen rasaasta bastoolada, taasoo uu sheegay inay ka dambeeyeen dhagar-qabayaal.