Qeexid
"(-bayaal, m.l/dh) Qof cid dhagar ka galay. ld dhagarlow, dhagarre, dhagarrow."
"(-bayaal, m.l/dh) Qof cid dhagar ka galay. ld dhagarlow, dhagarre, dhagarrow."
Wadaag:
(-xyo/-gxaan, m.dh) Adke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga helo oo wax lagu dhisto.
m.l
Wadaag:
Wax dhagax la dhacid. ld dhagxi.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Dhul ka kooban meel dhagax ah iyo meel ciid ah oo kala qaybsan.
m.l
Wadaag:
Maalinta kala barkeeda ee qorraxdu aad u kulushahay. ld dhadi.
m.dh
Wadaag:
(jool.) Dhagax ka mid ah dhadhaabaha faraha badan oo loo yaqaanno hadhaabo dhalan rogan.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dhadhaabo cas oo dhagax burburku uu soo saaro. Si weyn waxaa looga helaa gobollada kulaaleyda hursan, dh. c.ka waxaa ku jira ogsaydhyada bir iyo aluminiyam oo la biyo saaray.
m.l
Wadaag: