Qeexid
"(kiim.) Burburka ku dhaca dhadhaabaha ee ka dhasha falgalka kiimikaad."
"(kiim.) Burburka ku dhaca dhadhaabaha ee ka dhasha falgalka kiimikaad."
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) (baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
m.l
Wadaag:
(-layaal ..., m.l/dh) (baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Isbeddelka ku dhaca walax; kaas oo la xiriira dhinaca dhismaha kiimikaad; kuna yimaada atammada molikuyuulka oo kordha, yaraada ama dib-u-habayn sameeya.
m.l
Wadaag:
(-xyo/-gxaan, m.dh) Adke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga helo oo wax lagu dhisto.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dhadhaabo cas oo dhagax burburku uu soo saaro. Si weyn waxaa looga helaa gobollada kulaaleyda hursan, dh. c.ka waxaa ku jira ogsaydhyada bir iyo aluminiyam oo la biyo saaray.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dhagax madow, xanaf leh oo birta lagu afeeyo; lisin.
m.l
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh) Dhagax midab cad leh oo jilicsan.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah dhagaxa adag, laga helo buuraha qaarkood oo markuu isku dhaco dab ka baxo.
m.l
Wadaag:
Dhagax gaar ah oo la aaminsanyahay inuu daawo leeyahay.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dhagax ka mid ah dhadhaabaha faraha badan oo loo yaqaanno hadhaabo dhalan rogan.
m.l
Wadaag:
Wax dhagax la dhacid. ld dhagxi.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
(jool.) Dhagax ay muhiimtahay inuu ka koobnaado 50% kaalshiyam kaarbonayt.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Wax adag oo ka sameysan midableyda xameytida, kolesterool, iyo cusbo kaalshum, kuna sameysmi kara xameytihaysta.
m.l
Wadaag:
/dh (-dyo, m.l) Dhagax adag oo badanaa laga helo dhulalka biyo mareenka ah, sida togagga.
m.l
Wadaag: