Qeexid
"Wax dhagax la dhacid. ld dhagxi."
[-yeeyay, -yeysay]
dhagaxye eeyay
dhagaxye eysay
f.g2"Wax dhagax la dhacid. ld dhagxi."
Wadaag:
(-xyo/-gxaan, m.dh) Adke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga helo oo wax lagu dhisto.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dhadhaabo cas oo dhagax burburku uu soo saaro. Si weyn waxaa looga helaa gobollada kulaaleyda hursan, dh. c.ka waxaa ku jira ogsaydhyada bir iyo aluminiyam oo la biyo saaray.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dhagax madow, xanaf leh oo birta lagu afeeyo; lisin.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (c.cimi.) Kubbado yaryar oo baraf adag ah, dhexroorkooduna uu gaarayo 5 mm. iyo in ka badan, kuwaas oo ka dhaca daruuraha kumuulonimbaska, badanaa waxaa la socda duufaan wadata roob culus oo onkod iyo hillaac leh. Dhagax barafyadu waxay leeyihiin qaabab kala duwan oo xajmigoodu uu gaarayo in door ah; dhagax barafyada keli kelida ah waxaa lagu yaqaannaa in miisaankoodu uu gaaro hal kg iyo ka badan. Samaysankooda waxaa u sabab ah hawo qoyan oo si dhaqso leh kor ugu kacda; dhibcaha biyaha ah way barafoobayaan.
m.l
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh) Dhagax midab cad leh oo jilicsan.
m.l
Wadaag:
/dh (-dyo, m.l) Dhagax adag oo badanaa laga helo dhulalka biyo mareenka ah, sida togagga.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah dhagaxa adag, laga helo buuraha qaarkood oo markuu isku dhaco dab ka baxo.
m.l
Wadaag:
Dhagax gaar ah oo la aaminsanyahay inuu daawo leeyahay.
m.l
Wadaag:
Dhul ka kooban meel dhagax ah iyo meel ciid ah oo kala qaybsan.
m.l
Wadaag:
Maalinta kala barkeeda ee qorraxdu aad u kulushahay. ld dhadi.
m.dh
Wadaag: