Qeexid

".r Qosol aad u dheer oo aan kala go' lahayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhagdhag oo kali ah:
  • Igamay filayn meesha "AlIa waa Sacad!" inta ay ku dhawaaqday bay igu dhagdhagtay, iyadoo nala moodayey walaalo is jecel oo sanado badan war la 'aan kala maqnaa.