Qeexid
"eeg dhagsii."
"eeg dhagsii."
Wadaag:
eeg dhadhansii. ld dhadhansiis, dhadhensiin, dhadhensiis, dhandhansii
m.f.dh
Wadaag:
(-iimo, m.l) Meel badanaa dhagax ah oo biyo ka soo dindimaayaan.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.l) Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
m.dh
Wadaag:
Maalinta kala barkeeda ee qorraxdu aad u kulushahay. ld dhadi.
m.dh
Wadaag: