Qeexid

"eeg dhaji. ld dhajis (3), dhejin, dhejis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhajin oo kali ah:
  • Hamzada dhajisada waa sida: Wuu maqan yahay Muxsin (غاب المحسنُ) oo ba'da ayaa waxaa lagu dhajinayaa laamka reeban oo lama aqrinayo alifka ka horeeya, inkastoo uu qoran yahay.
  • U sheeg in ay ka fiirsadaan sawirrada iyo video-ga ay soo dhajinayaan.