Qeexid
"ld dhaqsad (1)."
"ld dhaqsad (1)."
Wadaag:
dhakhsaha falgalka m.l (kiim.) Cabbir sheegaya xaddiga falgalaha ah ee qarsooma halbeeg ammineed kasta marka falgal kiimikaad dhacayo. Sidaa awgeed; waa cabbir muujinaya tirada is herdiyada wax ku oolka ah ee dhexmara molikuyuullada falgaleyaasha. Dhakhsaha falgal ku socdo waxa lagu cabbiri karaa dhakhsaha falgaleyaashu ku qarsoomaan ama maxsuulladu ku samaysmaan.
Wadaag:
Madaxa meeshiisa sare, dhalo.
Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.
m.dh
Wadaag:
(fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh.
ld dhaqsad.
m.l
Wadaag:
Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.
f.mg3
-kaday, -katay
Wadaag:
Qof maqal ka liita ahaansho.
U dh.: qof meel ku dhuuntay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kasta meesha u sarraysa; fiin.
Maaddo adke ah oo ka samaysan ciid, kaalsiyam, soodaiyo, botaasiyam oo jabi og oo mootiye ileys ah.
Weel quraarad ka samaysan oo biyaha, caanaha iwm lagu shubto.
m.dh
Wadaag: