Qeexid

"Madaxa meeshiisa sare, dhalo."

Qeexid Xigta

Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhako oo kali ah:
  • Balse waxan anigu fikirkaygan ku salaynayaa arimo dhawr ah oo aanay xubanaha kulmiye isugu habar wacday doorshada madaxtooyada ugu dhiiranayn, sidaa darteedna ay dhako kale maaganyhiin.
  • Haddase “tus baa jira!” oo waa “dhako kale”!