Qeexid
"Qof, wax meel cidla' ah taagan ama ka dhisan."
Qeexid Xigta
ld dhakoolid.
"Qof, wax meel cidla' ah taagan ama ka dhisan."
ld dhakoolid.
Wadaag:
Qof, meel cidla' ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.
f.mg3
-kaday, -katay
Wadaag:
Madaxa meeshiisa sare, dhalo.
Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.
m.dh
Wadaag:
Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.
m.l
Wadaag:
Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.
Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
m.l
Wadaag:
Qof maqal ka liita ahaansho.
U dh.: qof meel ku dhuuntay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hantida qof dhintay looga haro.
Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
m.l
Wadaag:
Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin.
ld daboolid.
m.l
Wadaag:
Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan.
Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel1.
m.l
Wadaag: