Qeexid
"Qof, meel cidla' ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho."
[-oolay, -ooshay]
dhakool2 olay
dhakool2 oshay
f.mg1"Qof, meel cidla' ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho."
Wadaag:
Qof, wax meel cidla' ah taagan ama ka dhisan.
ld dhakoolid.
m.l
Wadaag:
Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.
f.mg3
-kaday, -katay
Wadaag:
Madaxa meeshiisa sare, dhalo.
Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.
m.dh
Wadaag:
Qorrax kulul ku socosho; baqoolid.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
(f.g) Nafley rimman ubad dihasho.
(f.g) Geed miro iwm yeelasho.
(f.g) Caano la lulay subag yeelasho. 4. (f.mg) Ilmo if imaan.
f.g
-alay, -ashay
Wadaag:
Qof maqal ka liita ahaansho.
U dh.: qof meel ku dhuuntay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay.
(taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.dh) (baay.) Dalool ku dhex yaallo saytobalaasanka unug noolkaas oo ay ka buuxaan hawo, biyo, dareerayaal kale, dheecaan ama saxarro cunto ah. Unugyada dhirta, had iyo jeer waxay leeyihiin dalool weyn oo keliya, laakiin unugyada xayawaanku inta badan waxay leeyihi in dhowr dalool oo yaryar.
m.l
Wadaag: