Qeexid

"Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo."

Qeexid Xigta

Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine