Qeexid
"Wax la dhalaalshay ahaansho."
[-naa, -nayd]
dhalaashan aa
dhalaashan ayd
f.mg4"Wax la dhalaalshay ahaansho."
Wadaag:
Dabeecad.
Dir, fir, sinji.
Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Caddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Ku dhufashada gacanta oo furan si xoog leh wax loogu dhufto.
m.dh
Wadaag:
Qof isir ama jinsiyad ahaan meesha uu ka soo jeedo.
ld dhalad. eeg dhalo2.
m.f.dh
Wadaag:
Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo.
ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.
m.dh
Wadaag:
Wax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Muuqaal ifaaya yeelasho.
Dareere noqosho (adke).
Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal2.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal1.
m.l
Wadaag:
(kiim.) U faliidhanka bu'da atam culus ee labo jab ama in ka badan oo xajmi ahaan isku dhow, taas oo ka dhalata niyuutaroon tamaraysan oo ku dhaca bu'da atamka. Caadi ahaan, waxaa weheliya bixinta niyuutaroonno ama fallaaraha gaama. Bulootooniyam, yuraaniyam iyo tooriyam waa curiyeyaasha dhanbalma kuwa ugu muhiimsan. eeg dh. bu'eed.
m.l
Wadaag:
dhalashadadii ciise m.dh (dii.) Ciid karishtaanka ay u ciidaan markii uu dhashay Nebi Ciise 25 bisha Diseember.
Wadaag: