Qeexid
"Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid."
"Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid."
Wadaag:
Qorrax kulul ku socosho; baqoolid.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Cid qorrax kulul ku socodsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dabeecad.
Dir, fir, sinji.
Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m.l
Wadaag:
Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho.
ld dalandoolid.
m.l
Wadaag:
Wax dhalankooda beddedid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof, wax meel cidla' ah taagan ama ka dhisan.
ld dhakoolid.
m.l
Wadaag:
Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal1.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed gaab ciinka u eg, aan caleen lahayn, laamo xubno leh yeesha iyo canano indhaha lagu daweeyo. ld dhallaandhuux.
m.l
Wadaag:
Laba ciddiyood oo qoobabka ariga, lo'da iwm korkooda ku yaal oo yaryar.
m.l
Wadaag:
Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.
Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
m.l
Wadaag:
Wax dabeecad, fir, muuqaal iwm oo aan la jeclaysan leh ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Wax la dhalandooriyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Isbeddel wax dabeecaddiisa, firkiisa, muuqaalkiisa iwm ku dhaca.
ld dhalanrogid.
m.l
Wadaag: