Qeexid
"Cid qorrax kulul ku socodsiin."
[-iyay, -isay]
dhalandhool yay
dhalandhool say
f.g2"Cid qorrax kulul ku socodsiin."
Wadaag:
Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.
m.l
Wadaag:
Qorrax kulul ku socosho; baqoolid.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Dabeecad.
Dir, fir, sinji.
Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m.l
Wadaag:
Wax dhalankooda beddedid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Laba ciddiyood oo qoobabka ariga, lo'da iwm korkooda ku yaal oo yaryar.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed gaab ciinka u eg, aan caleen lahayn, laamo xubno leh yeesha iyo canano indhaha lagu daweeyo. ld dhallaandhuux.
m.l
Wadaag:
Wax dabeecad, fir, muuqaal iwm oo aan la jeclaysan leh ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Wax la dhalandooriyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dabeecaddiisa, firkiisa, muqaalkiisa beddelid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: