Qeexid
"Dabeecad, fir, muuqaal iwm aan la jeclaysan oo wax leeyahay. ld dhalanxumaan."
"Dabeecad, fir, muuqaal iwm aan la jeclaysan oo wax leeyahay. ld dhalanxumaan."
Wadaag:
Wax dabeecad, fir, muuqaal iwm oo aan la jeclaysan leh ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
eeg dhalanxun. ld dhalanxumaansho, dhalanxumi, dhalan xumo.
m.f.dh
Wadaag:
Hab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo. ld dhaqanxumaan.
m.dh
Wadaag:
Dabeecad.
Dir, fir, sinji.
Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m.l
Wadaag:
Wax dabeecaddiisa, firkiisa, muqaalkiisa beddelid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Isbeddel wax dabeecaddiisa, firkiisa, muuqaalkiisa iwm ku dhaca.
ld dhalanrogid.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Caddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.
m.l
Wadaag:
Wax dhalankooda beddedid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: