Qeexid

"eeg dhaleecee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaleecayn oo kali ah:
  • Waxaa nasiib daro ah in wadamada daneeya arimaha Somaliya iyo Hay'adaha caalamigu ayan wax gargaara soo gaadhsiin dadkaa tabaalaysan islamarkaana aaney dhaleecayn Jabhadii kadanbaysay falal danbiyeedkaa loogaystay shacabka reer Laascaanood.
  • Diidmadaa iyo dhaleecayn xoog leh oo dhinaca aqoonyahanada dhaqaalaha kaga timi go’aankaasiba, waxay sababeen markii dambe kulamo ay isku hor-fadhiisteen Xukuumadda iyo ganacsatadu, kuwaas oo ay ka odayaynaysay Rugta Ganacsigu.