Qeexid
"(-ooyin, m.l) Xubinta taranta ragga inteeda hore oo ay buuryadu daboosho marka uusan gudnayn."
"(-ooyin, m.l) Xubinta taranta ragga inteeda hore oo ay buuryadu daboosho marka uusan gudnayn."
Wadaag:
Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.
Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Nafley rimman ubad dihasho.
(f.g) Geed miro iwm yeelasho.
(f.g) Caano la lulay subag yeelasho. 4. (f.mg) Ilmo if imaan.
f.g
-alay, -ashay
Wadaag:
Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho.
Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kulka qorraxda subaxnimo.
Meel bannaan oo aan har lahayn.
m.dh
Wadaag:
Ilmo uur ku jira ifka (aaduunka) imaansho.
Soo bixid ama kawsasho (bil ama dayax); bilasho.
Wax aan horay u jirin, abuurmid. 4. Kubbad lagu ciyaarayo shabaq gelid.
f.mg3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Soo saaridda nafley dheddig minkeeda ka soo saarto ilmo. ld dhalid.
m.dh
Wadaag:
Dabeecad.
Dir, fir, sinji.
Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m.l
Wadaag:
Wax kasta meesha u sarraysa; fiin.
Maaddo adke ah oo ka samaysan ciid, kaalsiyam, soodaiyo, botaasiyam oo jabi og oo mootiye ileys ah.
Weel quraarad ka samaysan oo biyaha, caanaha iwm lagu shubto.
m.dh
Wadaag:
Nabar ku samaysma tagoogta geela afkeeda kore marka shafku xoqo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Caddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.
m.l
Wadaag: