Qeexid
"Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho."
Qeexid Xigta
Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).
[-iyay, -isay]
dhali2 yay
dhali2 say
f.g2"Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho."
Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab awoodda mekaanikaad u beddela awoodda danabka. Warshadaha danabka, waxa ay soo saaraan qulqul talantaali ah, waxana la yidhaahdaa talantaaliye.
m.l
Wadaag:
Daldalool iyo iin wax leeyihiin sheegid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Wax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Nafley rimman ubad dihasho.
(f.g) Geed miro iwm yeelasho.
(f.g) Caano la lulay subag yeelasho. 4. (f.mg) Ilmo if imaan.
f.g
-alay, -ashay
Wadaag:
Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.
Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
m.l
Wadaag:
Dheri yar oo dhoobo ka samaysan oo wax lagu karsado bunkana lagu dubto.
m.l
Wadaag:
Dabeecad.
Dir, fir, sinji.
Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m.l
Wadaag: