Qeexid

"/dh Daldalool iyo iin wax leeyahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaliil oo kali ah:
  • Mucaaradka ka horjeeda DF qaarkood ayaa waxay dhaliilsan yihiin shirka DF iyo ARS uga socda dalka Jabuuti, waxayna Al-shabaab ku tilmaantay shirkaas mid lagu maja-xaabinayo dagaalada ay wadaan; iyadoo ARS garabkiisa Asmara uu qabo fikrad midan oo kale ah.
  • "Dowlada Sheekh Shariif waa mid loo dhisay in Somalia aysan ka hoosbixin faragelinta reer galbeedka, inaguna taas ayaan diidanahay" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir oo dhaliilay balanqaadkii Sheekh Shariif ee ahaa in dowladiisu ay ku dhaqmayso Islaamka.