Qeexid
"Daldalool iyo iin wax leeyihiin sheegid."
[-iilay, -iishay]
dhaliil2 ilay
dhaliil2 ishay
f.g1"Daldalool iyo iin wax leeyihiin sheegid."
Wadaag:
/dh (-llo, m.dh/-lo, m.l) Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadiisa lagu caddeynayo.
m.l
Wadaag:
Wax tashiilid.
Wax quuddarrayn.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
(f.g) Nafley rimman ubad dihasho.
(f.g) Geed miro iwm yeelasho.
(f.g) Caano la lulay subag yeelasho. 4. (f.mg) Ilmo if imaan.
f.g
-alay, -ashay
Wadaag:
(-lo, m.l) Weel tolay ah, sidde iyo aabur leh, aagaanta ka yar oo caanaha lagu shubto.
m.dh
Wadaag:
Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho.
Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab awoodda mekaanikaad u beddela awoodda danabka. Warshadaha danabka, waxa ay soo saaraan qulqul talantaali ah, waxana la yidhaahdaa talantaaliye.
m.l
Wadaag:
Maliil noqosho. ld mariil2.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Muuqaal ifaaya yeelasho.
Dareere noqosho (adke).
Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal2.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: