Qeexid

"ld dhalin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalis oo kali ah:
  • Diid-mada Muuse xisbi, waxay dhalisay xiisad Siyaasadeed oo si weyn u dhex-xushay Golayaasha dawladda, min Baarlamaan ilaa Xukuumadda ilaa Aqalka Madaxtooyadda.
  • Kooxda bisha cas ee dalka Kenya ayaa laga soo xigtay in tirada dhimashadu ay sii kordhayso, iyadoo sababta dabka dhalisay aan la garanayn, balse ay jiraan warar sheegaya in ruux careysan uu kabriid ku dhajiyay shidaalkii ay booyadu waday.