Qeexid
Saansaan dhallaan isu yeelid; iscarruurayn.
[-meeyay, -maysay]
f.g2Saansaan dhallaan isu yeelid; iscarruurayn.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Subag, labeen, xeydh, timir cajiiman iwm oo weelsalkiisa ku jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Carruur yaryar; ilmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhallaamee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Abqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Muddo sannad ka yar oo qof da'diisa lagu tirsho. ld dhallinciil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhallaan ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Dhar ama maro samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhalaandhuux.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo, lana aaminsanyahay in la gooyo cawaweerka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Geed laamo yeelasho.
Qeexid Xigta: Ilmo laan yar la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dhaameel gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daaw.) Caddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Muuqaal ifaaya yeelasho.
Qeexid Xigta: Dareere noqosho (adke).
Qeexid Kale: Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax ebyid.
Qeexid Xigta: Cunto, cabbitaan iwm laasad.
Qeexid Kale: Wax xasuuqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro.
Qeexid Xigta: Dadka inta da'da yar.
Qeexid Kale: Dh. ah: qof da' weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Nin naag u galmoosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Meel dallaallimo ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhalleex1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]