Qeexid
"Muddo sannad ka yar oo qof da'diisa lagu tirsho. ld dhallinciil."
"Muddo sannad ka yar oo qof da'diisa lagu tirsho. ld dhallinciil."
Wadaag:
Subag, labeen, xeydh, timir cajiiman iwm oo weelsalkiisa ku jira.
m.dh
Wadaag:
Geed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo, lana aaminsanyahay in la gooyo cawaweerka.
m.l
Wadaag:
Saansaan dhallaan isu yeelid; iscarruurayn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(daaw.) Caddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.
m.l
Wadaag:
Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro.
Dadka inta da'da yar.
Dh. ah: qof da' weyn.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Geed gaab ciinka u eg, aan caleen lahayn, laamo xubno leh yeesha iyo canano indhaha lagu daweeyo. ld dhallaandhuux.
m.l
Wadaag:
Laba ciddiyood oo qoobabka ariga, lo'da iwm korkooda ku yaal oo yaryar.
m.l
Wadaag:
Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo.
ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.
m.dh
Wadaag:
Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal1.
m.l
Wadaag:
Daldalool iyo iin wax leeyihiin sheegid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Wax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Muuqaal ifaaya yeelasho.
Dareere noqosho (adke).
Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal2.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag: