Qeexid

"ld dhalleex1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalleec oo kali ah:
  • Waxaan ka xumahay in aragtidayda meelaha qaar six un loogu fasiray loona dhigay inay tahay mid ka soo horjeedda diinta iyo xorriyadda hadalka siyaasadeed iyo weliba dhalleecayn loo jeediyay Hay’adda Fulinta ee Dowladda (Xukuumadda).
  • Mucaaradku waxay xukumadda Madaxweyne Daahir Rayaale dhalleecayntan oo kale hore ugu soo jeediyeen fadhi kale oo kii shalay la mid ah oo lagu qabtay Hotel Maansoor 12 cisho kahor.