Qeexid
"ld dhalleexid."
"ld dhalleexid."
Wadaag:
Weel janjeerin. ld dhalleeci, janjeeci.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Daymo gees la eego.
In yar.
Hadal ama dood intooda muhiim ah nuxur. ld dhalleec1, jalleec1.
m.l
Wadaag:
(f.g) Dhinac eegid.
(f.mg) Wax janjeerin. ld dhalleec2, jalleec2.
f.g
-xay, -xday
Wadaag:
Dhinac eegid.
Ka dh.: wax ka gaabsasho. ld dhalleecso, jalleecso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Cudur bushinta ku dhaca oo ay la caddaato.
Eed iyo ceebayn loo jeediyo cid fal xun ku kacday.
m.dh
Wadaag: