Qeexid

ld dhalleexid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalleeco oo kali ah:
  • Rooble, haddii uu ka tanaasuli waayo aflagaadooyinka iyo dhalleecooyinka uu sida badheedhka ah ugu weerarayo duqayda iyo guud ahaanba golaha, waxa la iftiimin donaa waxyaabo badan oo ku saabsan …………………………………………………………………………….
  • Rooble, haddii uu ka tanaasuli waayo aflagaadooyinka iyo dhalleecooyinka uu sida badheedhka ah ugu weerarayo duqayda iyo guud ahaanba golaha, waxa la iftiimin donaa waxyaabo badan oo ku saabsan dhaqankiisa runta ah.”