Qeexid
"Dhinac eegid."
Qeexid Xigta
Ka dh.: wax ka gaabsasho. ld dhalleecso, jalleecso.
[-saday, -satay]
dhalleexs aday
dhalleexs atay
f.mg3"Dhinac eegid."
Ka dh.: wax ka gaabsasho. ld dhalleecso, jalleecso.
Wadaag:
(f.g) Dhinac eegid.
(f.mg) Wax janjeerin. ld dhalleec2, jalleec2.
f.g
-xay, -xday
Wadaag:
Daymo gees la eego.
In yar.
Hadal ama dood intooda muhiim ah nuxur. ld dhalleec1, jalleec1.
m.l
Wadaag:
Weel janjeerin. ld dhalleeci, janjeeci.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dhalleexso. ld dhalleecsad, dhalleecsasho, dhalleecsi, dhalleexsa
m.f.dh
Wadaag: