Qeexid

"Wax kasta meesha u sarraysa; fiin."

Qeexid Kale

Weel quraarad ka samaysan oo biyaha, caanaha iwm lagu shubto.

Qeexid Xigta

Maaddo adke ah oo ka samaysan ciid, kaalsiyam, soodaiyo, botaasiyam oo jabi og oo mootiye ileys ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalo oo kali ah:
  • Ciidamada cirka ee Sri Laanka ayaa bilaabey in cuno iyo dhalooyin biyo ah ay ku dul daadiya tuulooyinka masiibadu ku dhacdey ee fog ee ayna doomuhu gaadhi karin xaalada daadadka awgood.
  • Gob waa geed ween oo miro yar yar dhalo oo jaale ah.