Qeexid

"Qof aad u da' weyn oo carruuroobay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalow oo kali ah:
  • Qaaliyeey ma ogtahay in aan ahay toddoba ku dhalow carrab madoobe ah oo wuxuu yidhaahdo illaahay ka aqbalo, sidaan doonayey bay u dhacday oo waa kan illaahay caawa halkan isugu keen keenay, bal ii warran!
  • Caruurteeda ayaa Odayga u sheega in ay hooyadood ku maqan tahay: Aroos, Nikaax, Dhalow, Furoow, Qaraaba-salaan, Maalin-joog, Meel ay ku kulmayaan Habro Ayuuto (Shaloongo) isku darsaday iwm.