Qeexid

"Xiriirka ka dhexeeya dad dhalasho wadaaga."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalyo oo kali ah:
  • Waxa ay caan ku yihiin Nabadgelyada dhexdooda iyo waliba ixtiraamka beelaha kale ay Deriska layihiin,waxa ayna ukla baxaan dhalyo ahaan sidaan.
  • Ururkaas oo gobanimada gacan-qaad u samaystay ayaa summalkooda lagu sheegay raganimo iyo Awr-dhalyo wanaagsan iyadoo lagu tuhunsan yahay maskax haddii si fiican looga faa’iideysto meel-gala noqonaysa.