Qeexid
"Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog1, dhamoojo, dhamooq1."
"Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog1, dhamoojo, dhamooq1."
Wadaag:
Barar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamooqee.
f.g2
-jeeyay, -jeysay
Wadaag:
eeg dhamaajee. ld dhammaajeyn, dhamoojeyn, dhamoo qeyn.
m.f.dh
Wadaag:
Dhuxul qaxantay oo waaweyn.
Derin aan casaan lahayn oo faylikida u eg.
m.l
Wadaag:
Geed-gaab dhulka ku faalala xididkiisana laga dhigto cabagta lagu baalo gammuunka.
m.dh
Wadaag:
Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
Qori yar oo la qoray oo lagu shubto xabagta dhammaanjada.
m.l
Wadaag:
Deris ku nool gasha waxaraha, weylaha iyo naylaha. ld dhibiijo.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Geed gaab aan qodax lahayn, leh, laamo dhuudhuuban, caleemo yaryar iyo miro macaan oo la cuno, kana mid ah dhirta daawada leh.
m.dh
Wadaag:
Qof aan feejignayn oo dareenkiisa garasho meel kale ku mashquulsanyahay.
m.l
Wadaag: