Qeexid
"Balagga digirta marka uu miro la cuni karo yeesho."
"Balagga digirta marka uu miro la cuni karo yeesho."
Wadaag:
Dhuxul qaxantay oo waaweyn.
Derin aan casaan lahayn oo faylikida u eg.
m.l
Wadaag:
Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog1, dhamoojo, dhamooq1.
m.dh
Wadaag:
Barar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamooqee.
f.g2
-jeeyay, -jeysay
Wadaag:
Cunto, cabbitaan iwm laysasho.
Dan ebyasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg dhamaajee. ld dhammaajeyn, dhamoojeyn, dhamoo qeyn.
m.f.dh
Wadaag:
Cagaar soo baxa waqtiga jiilaalka ah.
Dhirta dhulka oomanaha ah ka baxda oo biyaha badan, oo xoolaha daaqayaan oomin.
Xoolaha, oo dhirta jaadkaas ah, la daajiyo.
m.dh
Wadaag:
Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho.
Nirig naas maraq ka furasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: