Qeexid

"Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhamas oo kali ah:
  • Ibrahim isaga oo da'diisu aad u yar tahay ayaa loo kaxeeyey dalka Yemen gaar ahaan Cadan si uu wax uga barto, halkaasuu ka billabay waxbarashadiisa kuna dhamastay waxbarashada ilaa dugsiga sare.
  • Shariif ayaa ku doodaya in shirarkii ka dhacay Garoowe, Gaalkacyo, Nairobi, Muqdisho ee Roadmapka uu qeexayey oo kaliya dhamasystirka barnaamijkaas, isagoo intaas ku daray in la faag-faagin dadka soo galaya barlamaanka cusub.