Qeexid
"(-dayaal, m.l/dh) ld dhambaalside."
"(-dayaal, m.l/dh) ld dhambaalside."
Wadaag:
Farriin farxad leh oo cid loogu hambalyeeyo.
Warqad rasmi ah oo dawlado, hay'ado iwm isu diraan.
m.l
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof u qaybsan qaadidda dhambaallada, Taararka. ld dhambaalwade, dhambaalwale.
m.l
Wadaag:
Raro.
Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.
m.dh
Wadaag:
Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey.
ld dhambalid.
m.l
Wadaag:
Wax si dherer ah u kala dillaacin.
Galley shiidid.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(f.g) Wax si dherer ah u kala dillaacsasho.
(f.g) Galley hal mar ku shiidasho.
(f.mg) Ka dh.: maanso cid ka dheegasho.
f.g
-ashay, -alatay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la dhambalay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax la dhambalay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Seexasho qof caloosha hoos marsado.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: