Qeexid
"Seexasho qof caloosha hoos marsado."
[-day, -dday]
dhambacaad2 ay
dhambacaad2 day
f.mg1"Seexasho qof caloosha hoos marsado."
Wadaag:
Neef qoob ka xirid si aanu u cararin.
Dheri, xeero, burjiko iwm tolid.
Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Raro.
Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.
m.dh
Wadaag:
Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey.
ld dhambalid.
m.l
Wadaag:
Wax si dherer ah u kala dillaacin.
Galley shiidid.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Farriin farxad leh oo cid loogu hambalyeeyo.
Warqad rasmi ah oo dawlado, hay'ado iwm isu diraan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax si dherer ah u kala dillaacsasho.
(f.g) Galley hal mar ku shiidasho.
(f.mg) Ka dh.: maanso cid ka dheegasho.
f.g
-ashay, -alatay
Wadaag: