Qeexid

"Meesha ugu danbaysa; idlaad; ebyoonaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhammaad oo kali ah:
  • Baaqan oo ay maanta si guud u soo wada saareen hay’adaha caalamiga ah ee kor ku xusan ayaa waxaa ka horeeyey baaq ay AMISOM ay magaalada muqdisho ka soo saartay dhammaadkii asbuucii hore, kaas oo xanbaarsanaa baaq kan la mid ah.
  • Wariyeyaasha ayaa laga raalligeliyay mudadii yarayd ee ay xirnaayeen, iyadoo shirka Jaraa'id markii uu dhammaadayna loo ogolaaday inay soo aadaan xarumahooda warbaahineed.