Qeexid
"/dh eeg dhammow. ld dhammaan."
"/dh eeg dhammow. ld dhammaan."
Wadaag:
Geed-gaab dhulka ku faalala xididkiisana laga dhigto cabagta lagu baalo gammuunka.
m.dh
Wadaag:
Qof aan feejignayn oo dareenkiisa garasho meel kale ku mashquulsanyahay.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed gaab aan qodax lahayn, leh, laamo dhuudhuuban, caleemo yaryar iyo miro macaan oo la cuno, kana mid ah dhirta daawada leh.
m.dh
Wadaag: