Qeexid

"eeg dhammee. ld dhammays."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhammayn oo kali ah:
  • Waxuu ku qaylinayaa " haddaydaan waxba iska celinayn ma dadkaad dhammaynaysaan".
  • Arrinta maanta taagan, haddii la dhammayn lahaa maalintii ay Hargeysa isku haysteen Xukuumadda iyo Salaadiintu oo ragayagii dhex-galay ay hiil heli lahaayeen, ka maanu baxneen iyadoo qabyo ah.”