Qeexid

"Wax ebyan ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhammaysan oo kali ah:
  • Siday xaggaasba wax u dhindhiman yihiin waxna waa ka dhindhiman yihiin, waxaasna waxa aanu qabnaa marka ay hoggaan-dhaqameedku iyo odayaasha beeshu isu wada yimaaddaan ay u hagaagto, wixii hoose ee ka dhimmana ay iyagu dhammaysan doonaan.
  • Taas oo keentay in kursiga madaxweynuhu noqdo mid aan lagu nagaan oo marba qof laga tuuro isagoon dhammaysan xilligiisii.