Qeexid

"Sarkaal saddex xiddigood leh; kabtan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhamme oo kali ah:
  • Isla markii uu khudbaddiisa dhammeeyey ayuu afhayeenka baarlamaanku wuxuu shaaca ka qaaday inuu hayo laba mooshin oo iska soo hor jeeda.
  • Inkastoo xaaladda hadda jirta ay cakirantahay, waxaan guulo la taaban karo ka gaarnay Qorshe-Hawleedka lagu dhammeynayo xilliga ku meelgaarka.