Qeexid

"Wax ebyid."

Qeexid Kale

Wax xasuuqid.

Qeexid Xigta

Cunto, cabbitaan iwm laasad.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhammee oo kali ah:
  • Safarakaasi madaxweynuhu ku tegay Jabuuti wuxuu inoo soo hooyay guul siyaasadeed, wax wal oo dhacaba waa in laga wada hadlaa oo heshiis lagu dhammeeyaa, maadaama aynaan kala maarmaynin waddamada jaarkeena ah.
  • Waxa lagu wadaa in dhammaan Madaxda Carabtu ama badankoodu ay taageeri doonaan fikradda kahorjeeda weerar lagu qaado Ciraaq iyo in arrintaasi xallinteeda lagu dhammeeyo dariiqa diblomaasiyadda.