Qeexid Xigta
ld dhamoogid.
ld dhamoogid.
Wadaag:
Subag, dhammaajo, dhiiqo iwm wax ku dhoobid. ld dhamoog2.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
In yar oo wax dhadhankooda lagu ogaado. ld dhadhemo, dhandhamo, dhandhemo, dhedhemo.
m.dh
Wadaag:
ld dhadhemid, dhandhamid, dhandhemid, dhedhemid.
m.f.dh
Wadaag:
Dhaxan dareemid (nafley).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: