Qeexid
"Wax dhanaan ka dhigid."
[-iyay, -isay]
dhanaan yay
dhanaan say
f.g2"Wax dhanaan ka dhigid."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax dhadhan cusbo leh noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.
m.l
Wadaag:
U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dhaawan. ld dhaawanaansho, dhawanaan, dhawanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Xayawaan yar oo bacool ku dhex jira lehna faro uu wax ku qabsado oo badda ku nool lana cuno oo leh qanjiro dhala wax khad madow la moodo oo uu ku kaydsado kolay yar oo oogadiisa ku yaal.
m.dh
Wadaag: