Qeexid
"Wax dhanaan noqosho."
[-naaday, -naatay]
dhanaanow aaday
dhanaanow aatay
f.mg3"Wax dhanaan noqosho."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax dhadhan cusbo leh noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.
m.l
Wadaag:
Wax dhaaddan noqosho (nafley).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
eeg dhaawan. ld dhaawanaansho, dhawanaan, dhawanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Si xoog leh oo cid sacab fidsan dhabanka looga dhufto.
m.dh
Wadaag: