Qeexid

"ld dhadhan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhandhan oo kali ah:
  • Xisbiyaddu waa hab cusub oo ay Soomaalidu, mar dhandhansadeen laakiin dhandhankaasi in badan ayna soomaalidu macaansan.
  • Waxa kale oo fidiyowga si cad looga dhandhansan karaa isir-naceynka ku gumaaray odayga Cali Saciid Xasan, gaar ahaan naceybka uu u hayo shacabka iyo dowladda Puntland iyo guud ahaan dadka u dhashay beesha Daarood.