Qeexid
"Cid dharbaaxid."
[-seeyay, -saysay]
dhangalaase eeyay
dhangalaase aysay
f.g2"Cid dharbaaxid."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Ku dhufashada gacanta oo furan si xoog leh wax loogu dhufto.
m.dh
Wadaag:
Wax la dhalaalshay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm.
ld dhaqangelid.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Sharci, barnaamij iwm hirgelid.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Caddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.
m.l
Wadaag:
(kiim.) U faliidhanka bu'da atam culus ee labo jab ama in ka badan oo xajmi ahaan isku dhow, taas oo ka dhalata niyuutaroon tamaraysan oo ku dhaca bu'da atamka. Caadi ahaan, waxaa weheliya bixinta niyuutaroonno ama fallaaraha gaama. Bulootooniyam, yuraaniyam iyo tooriyam waa curiyeyaasha dhanbalma kuwa ugu muhiimsan. eeg dh. bu'eed.
m.l
Wadaag:
Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
f.mg4
-ammaa, -ammayd
Wadaag:
Dhinac, gees.
Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m.l
Wadaag:
Harraad aad u badan oo qofku hadalka kari waayo.
D. ah: qof harraad aad u badani hayo. ld dhankalax1, dhanqalac1.
m.l
Wadaag: